Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Xasan Sheekh ” Hishiiska badu wuxuu fursad siinayaaa….

Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka ay yeesheen  hoggaamiyaasha dalalka isbaheysiga dhex dhexaad ka ah (NAM) ayaa si adag u soo bandhigay mowqifka dowladda Soomaaliya ee ku aaddan xadgudubka Dowladda Itoobiya iyo cawaaqib xumada uu keeni karo haddii aanan si wadajir ah looga falcelin.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay cawaaqib xumada ka dhalan karta is-afgaradkan in uusan ahayn mid kaliya khatar ku ah madax-banaanida dhuleed ee Soomaaliya, Sidoo kale, waxa uu sheegay inuu halis ku yahay xasilloonida gobolka, isagoo sheegay inuu fursad cusub siinayo argagixisada ka jirta gobolka geeska Afrika.

Madaxweynaha ayaa sheegay in hadalada is-daba-joogga ah ee ka soo baxaya saraakiisha Itoobiya ay ka dhigan yihiin xad-gudub halis ah oo lagu sameeyay madax-bannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.

“Waxaan carrabka ku adkeeyay in hadalada is-daba-joogga ah ee ka-fiirsasho la’aanta iyo mas’uuliyad-darrada ah ee ka soo yeeraya mas’uuliyiinta Itoobiya ay ka dhigan yihiin xad-gudub halis ah oo lagu sameeyay madax-bannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, taasoo muujineysa in aan si buuxda loo ixtiraamin mabaadi’da asaasiga ah ee sharciga caalamiga ah.” Ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud.

Hadalka madaxweynaha Soomaaliya ayaa kusoo aadday, xilli raysal wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed uu sheegay in dalalka aan badda lahayn ay la kulmaan caqabado hortaagan in ay daboolaan baahida dadkooda si ay u helaan nolol ku filan oo waarta iyo sidii ay u xaqiijin lahaayeen horumarkooda.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed