Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Maxay ansixiyeen Golaha wakiilada Soomaliland ….’

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa diiday wax ka badal ay golaha guurtidu ku sameeyeen xeerka doorashooyinka ee Lr 91.

Golaha ayaa cod caqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka doorashooyinka, iyaga oo ka saaray wax ka gadal ay ku sameeyeen Golaha Guurtida Somaliland, sida lagu baahiyay barta Facebook ee golaha.

“Waxa Cod aqlabiyad weyn ah lagu ansixiyey Xeer Lr 91 Sidii uu hore goluhu ugu ansixiyey, meeshana lagaga saaray wax ka bedelkii Guurtida  Golaha oo ay fadhiyeen 71 Xildhibaan Waxa sidii uu golaha kaga baxay ku ogolaaday 69 xildhibaanWaxa ka aamusy 1 xildhibaan
Waxa diiday 0 Xildhibaan gudoomiyuhuna muu codaynin”.

Xeerka ayaa hada u gudbi doona Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo isagu leh awooda ugu danbaysa ee dhaqangalinta xeerka.

Golaha Guurtida ayaa xeerkan kusoo kordhiyay in xisbiyadu ay kusoo baxaan cod hal dheeri ah, wax ka badalkaas oo uu golaha wakiiladu ka saaray maanta, xisbiyada ayaa hada ku qasbanaan doona in ay cod 20% ka helaan dhamaan gobolada si ay u guulaystaan.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed