Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Shil naxdin leh oo ka dhacay Gobolka Faafan ee deegaanka soomalida

Shil khasaare geystay ayaa ka dhacay degmada Shabeeley oo katirsan gobolka Faafan ee Dowlad degaanka Soomaalida.

Shilkan ayaa dhacay kaddib markii ay isku dhaceen labo gaadhi oo midna uu ahaa Iskarogo dhagaxa qaada ama Sinotruck iyo bas waday dad rakaab ah, kaas oo keenay dhimashada ilaa 11 qof iyo dhaawaca oo ilaa 12 gaadhaya sida ilo ku dhow goobta uu shilku ka dhacay ay sheegayaan.

Meydadkii iyo dhaawiciiba waxaa loo qaaday dhinaca magaalada Jigjiga halkaa oo lageeyay Isbitaalka weyn ee Sheikh Hassan Yabare Referal Hospital, waxayna wararku sheegayaan inay wakhti xaadirkan ay isbitaalkaas soo buux dhaafiyeen Ehelada dadkii shilkaas ku dhintay iyo kuwii dhaawucu soo gaaray.

Gawaadhida waawayn gaar ahaan noocan Iskarogoda ah ayaa badanaa shilalkeedu badan yihiin, iyadoo degaanka Soomaalida looga yaqaano Qay Shibir oo ah Argagaxisadii casayd, badanaa waxay ku socdaan xawaare sare waxaana lagu eedeeyaa darawalada gawaadhidan inay yihiin kuwo aan sidii la rabay u wadin gawaadhidan.

Shacabka ku dhaqan degaanka Soomaalida ayaa badanaa ka cawda gawaadhida noocan ah oo shilalkoodu badan yihiin, waxayna dowladda ku eedeeyaan inaysan dabagal badan ku hayn gawaadhidan.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed