Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

30 Gorsoore oo ka howlgali doona maxkamadda gobolka Banaadir oo la dhaariyey

Munaasibad maanta lagu qabtay xarunta Maxkamadda Sare ee dalka, ayaa lagu dhaariyey 30 Garsoore oo dhawaan ku soo baxay tartan oo loo qabtay in ka badan 2000 oo tartameyaal ah, sida lagu sheegay war ka soo baxay maxkamadda sare ee dalka.

Gorsoorayaashaan oo maanta la dhaariyey ayaa ka hawl-geli doonaan Maxkamadda gobalka Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JFS Baashe Yuusuf Axmed oo hadal ka jeediyey munaasibaddii dhaarinta, ayaa halkaas dardaaran kula wadaagay Garsooreyaasha, isaga oo tilmaamay in loogga baahan yahay in masโ€™uuliyadda saaran darteed ay u gutaan si Alle ka cabsi ah sidoo kale na ay u cadaalad falaan dadka u soo cadaalad doonanaya Maxkamadaha.

Guddoomiye Baashe, wuxu sidoo kale xasuusiyey in hawlo adag loo soo maray tartankii ay ku soo baxeen, isaga oo xusay in siddii looggu cadaalad falay ay ka rajenayaan in iyagu na ay cadaalad ugu adeegaan umadda Soomaaliyeed. Sida lagu yiri qoraal ka soo baxay Maxkamadda sare ee dalka.

Garsooreyaashan, ayaa ku soo baxay tartan furan oo sanadkii hore dhammaadkiisii loo qabtay in ka badan 5000 oo tartameyaal ah oo iskugu jiray Garsooreyaal iyo Xeer Ilaaliyeyaal kuwaas oo ugu dambayn ay guulaysteen 50 tartame oo iskugu jira Garsooreyaal iyo Xeer Ilaaliyeyaal, waxaana ay tani noqonaysaa markii labaad ee tartan daahfuran laga qabto hayโ€™adaha Garsoorka ee dalka.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed