RW Xamze oo UK Ku Amaanay Diidmada Heshiiskii Bada ee Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda UK u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis.

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga faca-weyn ee ka dhaxeeya labada dalka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa dowladda UK uga mahadceliyay taageerada ay siiso dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed iyo is garab taagga ilaalinta madax-banaannida, gobannimada iyo midnimada dhuleed iyo shacab ee Soomaaliya.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed