Puntland & Jubbaland oo war kasoo saaray ciidankii maanta dib looga celiyay Muqdisho

War kasoo baxay waqti isku mid ah Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa looga hadlay go’aanka Dowladda Federaalka ay maanta dib ugu celisay Diyaarado waday Ciidamo aad u hubaysan oo kasoo duullay Magaalooyinka Garoowe & Kismaayo.

Ciidankaas ayaa hordhac u ahaa Madaxweyneyaasha Dowlad-Goboleedyada Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa walaac looga muujiyay go’aankaas ciidamada dib loogu celiyay.

Halkaan Hoose ka aqriso Warqadda kasoo baxday DG Puntland.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed