Somalia

Maxaa ka soo kordhay qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho?

Qarax ka dhacay bannaanka maqaaxi lagu shaaheeyo oo ku taalla degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay ugu y...

Safiirka Masar ee Soomaliya oo warqadihii danjirinimo laga gudoomay

Madaxweyne dowladda Masar Mudane Abdel Fattah El-Sisi ayaa maanta oo axad ah warqadaha Aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirk...

Faah-faahin: Maxaa ka soo kordhay weerarkii Xabsiga dhexe ee Xamar?

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqday baaritaan ay ku sameyneyso Xabsiga Dhexe ee Xamar oo Shalay ay ku dagaalameen Ci...

Faahfaahin: Xabsiga Dhexe ee Xamar oo weerar lagu qaaday

Wararka ka imaanaya Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa sheegaya in Israsaaseyn halkaas ku dhexmartay Ciidanka Xabsigaas ee Asluubta katir...

Ilaa 60 meyd oo laga helay xaafado ka tirsan Magaalada Gaza

Ciidamada Israa'iil ayaa xalay dib uga baxay qeybo ka mid ah magaalada Gaza, kaddib muddo todobaad ah oo ay duqeymo ba’ani ku haye...

Maxaa looga hadlay shirkii golaha Wasiirada ee DFS ?

Golaha Wasiiradda ee Xukumadda Federaalka ayaa maanta shirkoodii toddobaadlaha ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyada oo uu guddoomi...

Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho oo beenisay war laga Faafiyay

Dawladda Maraykanka ayaa meesha ka saartay warar sheegaya in ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer...

Fadhigii Baarlamaanka ee maanta oo baaqday

Kulanka labaad ee Kalfadhiga Shanaad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo mudaneyaashu maanta ku ballansanaayeen...

Amniga garoonka Aadan Cadde oo shir laga yeeshay

Kulan looga hadlayay horrumarinta amniga garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho waxaa uga qeyb ...

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo soo geba-gebeeyey safarkii Eritrea

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Muqdisho kaidb booqasho laba maalmood ah oo uu k...

MW Xasan Sheekh oo gaaray dalka Eritrea.

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku tagay magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea. Madaxw...

RW Xamse oo kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Ciraaq

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la qaatay M...

SBC Radio Live

Facebook Feed