Somali News

Kalkaaliso Jarmal ah oo 7 sano ka hor laga Afduubtay Muqdisho oo codsatay in las...

Sonja Nientiet oo ah Kalkaaliso caafimaad oo ka soo jeedda dalka Jarmalka, lagana afduubtay  magaalada Muqdisho iyadoo u shaqeynay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuum...

Gudiga Doorashada Soomaliya oo war cusub soo saaray

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya ee ay ansixiyeen golayaasha dowladda aya...

Saldhiga Bartamaha Boosaso oo la weeraray

Maleyshiyaad hubaysan oo u abaabulnaa hab beeleed ayaa weerar ku qaadday saldhigga dhexe ee magaalada Boosaaso, iyagoo isku dayay ...

BOSASO: Soomali iyo ajaanib ka soo muuqday maxkamada ciidama

Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo dembiyada culus ee Puntland waxaa maanta ka soo muuqday 10 ruux oo ku eedaysan kamid ahaansh...

MW Xasan Sheekh oo dib ugu laabtay furimaha dagaalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu laabtay deegaanada uu ka socdo a...

Maxay kawad hadleen MW Xasan Sheekh iyo G. Midowga Afrika?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoom...

Madaxa ugu sarreeya Taalibaan oo lag qaaday lacag madixiisa la saaray

Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in hoggaamiyaha Taalibaan Ninka lagu magacaabo Sirajudiin Xaqqaani ay ka qaadday abaalmarin...

DFS oo ka hadashay Diyaarad ku dhacday duleedka Muqdisho

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa xaqiijisay shil diyaaradeed oo shalay ka dhacay meel qiyaastii 24 km koonfur-ga...

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Muqdisho gaaray

Ra'iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa garoonka Aadan Cadde kusoo dhoweeyay wafdi uu hoggaaminayo Gudd...

Puntland oo war ka soo saartay Is rasaaseyn ka dhacday Garowe

Ciidanka Booliska Puntland ayaa hawlgal ay sameeyeen ku qabtay gaari bas ah oo horay looga dhacay Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee e...

SBC Radio Live

Facebook Feed