Somali News

Habraaca doorashada madaxweynaha Puntland & guddiga doorshada oo la soo saa...

Gudoonka cusub ee Baarlamaanka Puntland ayaa Maanta oo jimce ah soo saaray habraaca doorashada Madaxweynaha, kuxigeenkiisa & h...

Baarlamaanka Carabta oo ka horyimid xadgudubkii ay Itoobiya kula kacday Soomaliy...

Baarlamaanka waddamada Carabta ayaa diiday heshiiska Itoobiya iyo Somaliland ay kala saxiixdeen, iyagoo ku tilmaamay faragelin ka ...

MW Muuse Biixi oo faahfaahin ka bixiyay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo faah faahin ka bixiyay heshiiska Itoobiya iyo xukuumadiisa, ayaa sheegay in aan la b...

Baarlamaanka Puntland oo doortay gudoonka cusub

Golaha wakiilada Puntland ayaa maanta doorasho ka dhacday Magaalada Garoowe ku doortay gudoonka cusub ee golaha wakiilada Puntland...

Shiinaha oo noqday dalkii u horreeyay ee ka jawaaba dhaqaale la’aanta SODMA

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynka Musiibooyinka (SODMA) ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta lacag dhan 1,000,000 oo dollar...

Sidee looga falceliyay heshiiska madaxda Puntland

Madaxda sare ee maamul goboleedka Puntland ayaa xalay heshiis rasmi ah ka gaaray khilaafkii ka taagnaa doorashada maamulkaasi, kad...

Goorma ayey ciidamada ATMIS kabaxayaan dekeda iyo garoonka Muqdisho?

Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa shaacisay in dekedda iyo garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde ay noqon doonaan go...

Muxuu yahay qorshaha saraakiisha ka socota Jabuuti iyo Itoobiya ee Muqdisho soo ...

Saraakiil sare oo ka socota booliska dalalka Jabuuti iyo Itoobiya ayaa maanta soo saaray Muqdisho, si ay kaga qeyb galaan 80-sano ...

Taleefoonka habeenkii dabka looga seexdo oo laga digay

Cusmaan Khan Yussuf oo ah sharci-yaqaan ayaa shalay tagtay maxkamada Islamabad kadib markii uu si lama filaan ah qiiq uga soo baxa...

Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsig...

Jarmalku waxa uu hoy u yahay jaaliyadaha Carabta iyo Muslimiinta ugu badan ee Yurub, waa bulsho lagu garto kala duwanaansho qawmiy...

Falastiiniyiin ku go’doonsan kaniisadda ku taal Qasa oo laga baqayo in la ...

Dadka rayidka ah ee ku go'doonsan kaniisad ku taal magaalada Qasa ayaa ku nool dareen cabsi ah sida uu sheegay qof qaraabo la ah d...

Gobol ka tirsan Mareykanka oo soo saaray sharci adag oo ka dhan ah dadka darbiga...

Gobolka Texas ee dalka Mareykanka ayaa soo saaray sharci adag oo ka dhan ah ka gudubka xuduudaha. Waxaa lagu tilmaamay mid sharci ...

Facebook Feed

Twitter Feed