Somali News

RW Xamse oo la kulmay Wafdi Ka Socda Jaamacadda Carabta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay wafdi sare oo ka socda ururka Jaamacadda Carabta...

Soomaaliya & DR Congo oo kawada hadlay sii daynta Muwaadiniin ku xiran Dalk...

Dowladaha Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo ayaa kawada hadlay sii daynta Maxaabiis ku xiran Dalkaas, kulan ay wada ...

Mucaaradka dowladda “Bannaanbixii waxa aan ku badalanay mid nabad ah.”

Waxaa dib u dhac ku yimid bannaanbaxii ay shaaciyeen Golaha Samatabixinta, oo ay ku midaysan yihiin Mucaaradka, kaas oo la qorshee...

RW Xamse oo si adag uga hadlay dhacdadii Saldhiga Warta Nabadda

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulanka toddobaadlaha maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo...

Jubaland oo ka hadashay dhul Boobka Muqdisho

Maamulka Jubaland ayaa si adag u cambaareeyay barakicin iyo tacadiyaddo uu sheegay in shacabka Soomaaliyeed loogu geysanayo magaal...

Mucaaradka Soomaaliya oo Mudaharaad Nabadeed ku Dhawaaqay

Mucaaradka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay qaban doonaan banaanbax nabadeed maalinta Sabtida ah, kaasi oo ka dhici doona xaafad...

Booliiska Soomaaliya oo faahfaahiyay khasaaraha ka dhashay iska hor imaadkii Sha...

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay iska hor imaadkii Shalay ka dhacay afaafka hore ee S...

SBC Radio Live

Facebook Feed