Somali News

MW Ismaaciil Cumar Geelle oo ku dhawaaqay inuu u tartamayo muddo-xileedkiisii li...

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay inuu mar kale u tartamayo doorashada madaxtinimo ee dal...

Wasiirka Caafimaadka DFS oo wax laga weydiiyay dhacdadii Isbitaal Banaadir

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa hortagay Guddiga Horumar...

Puntland oo qeylo dhaan ka soo saartay Abaarta ka jirta deegaanadeeda

Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor oo ay weheliyaan xubo ka tirsan G...

Trump oo qirtay in uu masuul ka ahaa weerarkii Iiraan lagu qaaday

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay Aqalka Cad ku sheegay in uu "mas'uul iyo hoggaamiye" ka ...

TPLF oo caalamka u dirtay baaq ku aaddan Itoobiya

Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ayaa ugu baaqday Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika inay cadaadis diblumaasiyadeed ku...

Agaasimihii Isbitaalka Banaadir oo xilkii laga qaaday

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Ali Haji Adam, ayaa maanta u magac...

RW Ku-xigeenka DFS oo ka qaybgashay shir looga hadlay Cimillada

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qaybgalay shirka caalamiga ah ee cimill...

RW Xamse oo daahfuray Mashruuca “Rajo Kaaba

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray Mashruuca “Rajo Kaab...

Puntland oo go’aamo soo saartay

Golaha wasiirada Puntland oo maanta yeeshay shirkoodii todobaad laha ayaa soo saaray labo go’aan oo Puntland ku doonayso in ay uga...

Midowga Yurub oo Markab dagaal u soo diray Xeebaha Soomaaliya

Midowga Yurub ayaa xeebaha Soomaaliya u diray markab dagaal oo ka tirsan howlgalka la dagaallanka burcad-badeedda ee Howlgalka Atl...

Madaxweynaha Ukraine oo la kulmay Safiirka Soomaaliya ee dalkaasi

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya ee dalkaasi, Maxame...

DFS oo si adag u cambaareysay kiis kufsi ah oo ka dhacay Xingalool

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay fal kufsi ah oo dhowaan ka dhacay degmada Xingalool ee gobolka Sanaag, ...

SBC Radio Live

Facebook Feed