Somali News

Afgaanistaan ​​iyo Pakistan oo ku heshiiyey xabbad-joojin degdeg

Afgaanistaan ​​iyo Pakistan ayaa ku heshiiyey xabbad-joojin degdeg ah intii lagu jiray wadahadalladii Doha ka dib toddobaad ay s...

Muqdisho: Nin Xaaskiisa Ku Dilay Toorey oo Lagu Qabtay Garasbaaley

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee saldhigga Garasbaaley ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo Abshir Sheekh Cabdisalaan ...

RW Xamse oo magacaabis cusub sameeya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Maareeyaha Guud ee Arrimaha Maamulka iyo Amniga Garoonka Muqdisho...

MW Guudlaawe oo xil ka qaadis ku sameeyay 6 Garsoore

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xil ka qaadis ku sameeyay 6 Garsoore, ma...

DFS oo lacag ka dhigaysa Kaarka Aqoonsiga Qaranka

Hay’adda diiwaan gelinta iyo aqoonsiga Qaranka ee NIRA ayaa shaacisay in wixii ka dambeeya 31-ka bishaan Oktoobar ee sanadkan 2025...

DFS oo Turkiga u iibgaynayso Kalluunka iyo Macdanta dalka

Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan Geesood ayaa dhiggiisa Turkiga Prof. Ömer Bola...

MW Xasan Sheekh oo ka qaybgalay Aaska Qaran ee Raila Odinga ee Nairobi

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu kaga qaybgalay ...

Dekedda Muqdisho oo lagu qabtay Konteenaro Maandooriye ah

Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay konteenar ay ku jiraan maandooriyayaal halis ah oo l...

RW Xamse oo la Kulmay Xildhibaannada Soomaaliya ku Meteli doona Baarlamaanka EAC...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo la kulmay Xildhibaannada Soomaal...

Maxaa laga soo saaray Shirkii golaha Wasiirada Soomaliya ?

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasi...

Trump oo diiday qorshe milatari oo lala damacsanaa Xamaas

Wasiirka Gaashaandhigga Israa'iil, Yisrael Katz, ayaa ku amray militariga inay diyaariyaan qorshe dhammaystiran oo lagu jabiyo k...

Mareykanka oo amar ku aaddan biyo-xireenka siiyay Itoobiya iyo Masar

La-taliyaha sare ee madaxweynaha Maraykanka ee arrimaha Afrika, Carabta iyo Bariga Dhexe, Massad Boulos, ayaa xaqiijiyey sida ay...

SBC Radio Live

Facebook Feed