Somali News

MW Muuse Biixi ” Hishiiskii Itoobiya waa khasab in uu hirgalo ”

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in Somaliland iyo Itoobiya ay ka go'antahay in isfahankii badda loo badalo...

MW Xasan Sheekh ” cidna ka ogalaan mayno kala go’a dalkayaga ”...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka hadlayay xuska 64-sano guuradii kasoo wareegtay markii ay xornimada qaateen gobolada waqooyi ee Soom...

Ururka MAP oo Garowe Tababar ku soo Gabagabeeyay

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa maanta 25 June, 2024 Garowe ku soo gabagabeeyey tababarka Dhisidda Awoodda iyo Tayada Haw...

Qaar ka mid ah Qoyska Hogaamiyihii Xamaas oo duqeyn lagu dilay

Hay’adda difaaca madaniga ah ee Gaza ayaa sheegtay in weerar cirka ah oo ay Israa’iil fulisay aroornimadii talaadada ay ku dileen ...

DFS & QM oo ka wada hadlay qorshaha kala guurka ee Howlgalka Kaalmaynta UNS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa, Ku xig...

DFS oo QM u gudbisay dacwad ka dhan ah ciidamada Itoobiya

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa ku eedeeyay ciidamada Itoobiya inay si sharci darro ah ku soo galeen xuduudka...

MW Xasan Sheekh ” Itoobiya Badd uma diidin lakiin ….”

Madaxweyne Soomaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya aysan bad u diidin Ethiopia, isagoo caddeeyay waxa la isku h...

Sucuudiga oo war cusub ka soo saaray dhimashada Xujeydii xajka ku Geeriyootay

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa gaar ahaan Wasaaradda Caafimaadka ayaa war ay kasoo saartay Dadka saamaynta taban ku reebay isb...

Khasaarihii ka dhashay Roobabkii ka day Muqdisho oo war laga soo saaray

Inta la xaqiijiyay laba caruur ah ayaa ku geeriyootay roob xoogan oo 24-kii saacadood ee la soo dhaafay ka da'ay gudaha magaalada ...

Booskii Xildhibaan Tabliiq oo loo dhaariyay Xildhibaan Yaasiin Axmed Maxamuud

Fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 54-aad ee Golaha Wakiillada Puntland ayaa maanta waxaa lagu dhaariyey Xildhibaan cusub Yaasiin Axmed M...

Baarlamaanka Puntland oo loo qaybiyey Ajandaha Kalfadhiga 54aad

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada ...

Ururka MAP oo tababar ka furay magaalada Garowe

Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP oo tababar sare u furay maamulka xarumaha warbaahinta Puntland iyo wariyayaasha. Tabab...

SBC Radio Live

Facebook Feed