Somali News

PSF oo amar adag duldhigtay garoonka diyaaradaha Boosaaso

Taliska ciidanka amniga Puntland ee loo yaqaan PSF ayaa ku amray dadka deggen agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso...

Somaliland oo xidhay Maktabadii Masaarida ee Hargaysa

Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay xidhay Maktabad ay  Masaaridu ku lahaayeen Hargaysa, iyadoo sheegtay in is afgaradki...

RW Xamse oo si adag uga hadlay Damaca Itoobiya

RW Soomaaliya ayaa maanta sheegay in ay Itoobiya doonayso labo jid midkood in ay xoog ku qaadato Badda Soomaaliya ama in loo hir...

Gudoomiye Cabdi Xaashi oo la kulmay Danjiraha Midowga Yurub

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub ...

Puntland oo eedeymo u jeedisay madaxda DFS

Puntland ayaa ku dhawaaqday in geeddi socodka dowladnimada Soomaaliya uu kusii dhacayo god dheer, iyada oo sababtaas u aaneeysay w...

Wasiirka Gaashaandhigga oo jawaab adag ka bixiyay hadalkii madaxweynaha Koonfur ...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa si adag uga jawaabay hadal uu Sh...

Xukun lagu riday koox lagu soo Eedeeyay dil & ku takrifal dhul dowladeed.

Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukunno kala duwan kasoo saartay kiiska Eedeysanaal gaaraya Todobo, kuwaasi oo lo...

MW Laftagareen: “Qabiil qabiil midnimo u haya ma jiro….”

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si adag uga hadlay xiisaddii dhawaan ka dh...

Muqdisho oo laga daah-furay Shirka Amniga iyo Isbeddelka Cimillada.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeybgalay Shirka Amniga iyo Is...

Gudoomiye Aadan Madoobe ” Waa la xaliyay buuqii golaha ee Maalmahan”...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo Shirgu...

Puntland oo sheegtay in DFS ay deeqaha waxbarasho u diidday ardayda Puntland

Puntland ayaa sheegtay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ardayda  reer Puntland u diidday deeqaha waxbarasho ee caalamka looga ...

Cabdi Xaashi oo guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehliyo Guddoom...

SBC Radio Live

Facebook Feed