Somali News

Biden oo Aqalka Cad ku qaabilay hogaamiyaha Ingiriiska

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Jimcihi shalay Aqalka Cad kula kulmay Ra’isulwasaaraha Britain Keir Starmer, iyaga oo laba ...

Puntland iyo Galmudug oo Hishiis kala saxiixday

Magaalada Gaalkacyo Xarunta Gobolka Mudug oo dhinacyadeeda Waqooyi & Koofur ay kala maamulaan Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo...

Madaxda DFS & Mas’uuliyiin kale oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Ugaas F...

Magaalada Barakaysan ee Makka Al-Mukarrama Boqortooyada Sacuudi Carabiya waxaa ku geeriyooday Allaha u naxariistee Ugaas Cabdullaa...

DFS oo sheegtay inay taageeridoonto jamhadaha gooni-goosadka Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri doonto jamhadaha gooni-...

Muxuu RW Xamse kala hadlay shacabka Koonfur-galbeed ?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyay munaasabad lagu sagootinayay oo Dowla...

Waxa aad u soo badanaya waayadan in dhirta siyaabo kala duwan loo goyo, hadda ba...

Waxa aad u soo badanaya waayadan in dhirta siyaabo kala duwan loo goyo, hadda ba kobaca dhismayaasha magaaladda Muqdisho ka socdaa...

Maxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirada Soomaliya ?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixi...

RW Xamse oo gudoomiyay shirka golaha wasiirada Koonfur-galbeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya,  Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shirka Wasiirrada Golaha Dowlad-gobolee...

Maamulka gobolka Bari oo go’aamo ka soo saaray amniga Bosaso

Xilli dhawaan ay Ciidamada PSF ee fadhigoodu yahay magaalada Boosaaso ay shacabka deggan garoonka iyo goobaha u dhaw ku amreen in ...

Why do pregnant women crave charcoal?

Eating charcoal during pregnancy is a long-standing tradition in Somali communities. But are people aware of the health risks? Bu...

Jaamacadda Carabta oo taageertay Madaxbanaanida Soomaliya

Wasiirka Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa shir guddoomiyey kulan gaar ...

RW Xamse Cabdi Bare oo gaaraya magaalada Baydhabo

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta ku m...

SBC Radio Live

Facebook Feed