Somali News

Masar oo xaqiijisay inay ciidamadeeda u dirayso Soomaaliya

Wasiirka arrimaha dibadda Masar, Badar Abdelatty, ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Masar ay dhawaan u soo diri doonaan Soomaaliy...

Turkiga oo SODMA ku wareejiyay Kaalmo bani aadamnimo

Dowladda Turkiga ayaa markab waday kaalmo badani aadamnimo ku wareejisay Soomaaliya iyada oo laga digayo abaarta ku dhufan karto G...

Ollolaha Doorashooyinka oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Somaliland

Ollolaha doorashooyinka ayaa maanta ka bilaabmay guud ahaan Somaliland, ollolaha ayaa socon doona 22 cisho, iyada oo lasoo afmeeri...

RW Xamse oo shaaciyay go’aan la xiriira doorasho qof iyo cod ah

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo xalay ka qayb-galay munaasabad ka dhacday Xarunta Aqalka Dow...

Laftagareen oo ka tegay Muqdisho kadib fashilkii ku yimid shirkii GWQ

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta isaga tegay magaalada Muqdisho...

Wafdi sare oo ka socda QM oo soo gaaray Muqdisho,

Ku xigeenka Xoghayaha guud ee QM, Rosemary A. DiCarlo ayaa soo gaartay magaalada Muqdisho, iyada oo la filayo in ay kulamo la yeel...

Farmaajo oo sheegay in Shirkii Wadatashiga Qaranka uu kusoo dhamaaday Fashil

Madaxweynihii hore ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa warsaxafadeed uu soo saaray ku sheegay inuu ...

MW Xasan oo booqday ciidamo Eretiriya tababar u jooga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddadii uu ku guda jiray booqashadiisa dalk...

Maxaa ka soo baxay shirkii madaxda Soomaliya ,Masar iyo Ereteriya ?

Shir saddex-geesood ah oo ay ku kulmeen Madaxweynayaasha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ereteriya Mudane Asias Afwerk ...

Maxaa looga hadlaya shirka madxad Somaliya Masar iyo Eritrea?

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah el-Sisi, ayaa gaaray magaalada Asmara kadib casuumaad ka yimid dhigiisa Eri...

Maxay Kenya Airways u joojisay duulimaadkeedi Soomaliya ?

Kenya Airways ayaa joojisay  duulimaadyada rakaabka ee Muqdisho laga bilaabo 14-ka Oktoobar 2024, sababo la xiriira caqabado hawle...

Madaxweynaha Jubbaland oo dagaalka AS kala hadlay saraakiisha ciidamada ATMIS

Saacadihii la soo dhaafay waxaa magaalada Kismaayo ka qabsoomay kulamo looga hadlay dardar galinta dagaalka AS iyo howlgallada soc...

SBC Radio Live

Facebook Feed