Somali News

MW Xasan Shiikh “Waa dambi in ganacsadaha isku dayo la dhuumashada Canshuurta”

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay lagama maarmaan tahay in la bixiyo canshuurta, isaga oo...

Masar ” Itoobiya waxay wada ficilo ka dhan ah Madaxbanaanida Soomaliya ...

Wasiirka arrimaha dibadda Masar Badar Abdelatty oo khudbad ka jeedinayay kalfadhiga 79-aad ee golaha loo dhan yahay ee Qaramada Mi...

Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka kooban Madaxda Federaalka, Dowlad-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa lagu wadaa in todobaadka...

Cirro” Xildhibaan Maxamed Abiib waa Codkii Reer Awdal oo Sharci-darro Ku X...

Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Xildhibaan Maxamed Ab...

Maxkamadda Sare Ciidamada oo shan sano oo Xabsi ciidan ku xukuntay Sufyaan Taake...

Maxkamadda Sare Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta furtay dacwadda ka dhanka ah Sufyaan Sheekh Axmed Taakeeye oo horay Maxkamadda ...

MW Lafta-gareen oo daahfuray Jaamacadda Dowladda Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Daahfurey Jaamacada Dowladda Koonfur Ga...

Maxay ansixiyeen Xildhibaanada Aqalka hoose?

Xildhibaanad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 5-aad...

Hoggaamiyaha ururka Xisbullah Xasan Nasrallah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday da...

Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa xaqiijiyay in hogaamiyahooda Xasan Nasrallah lagu dilay duqeyn Israa’iil ay habeenkii Jimac...

Gen. Asad Cismaan oo loo magacaabay Taliyaha Booliska Soomaliya

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa kulankooda Khamiislaha ah maanta ku ansixiyay magacaabista Taliyaha cusub ...

Taliye Sulub oo ka soo muuqday Liiska golaha wasiirada Soomaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa taliyihii ciidanka Booliiska Soomaaliya, sarreeye Gaa...

Talyaaniga oo joojiyay fiisaha dalka ku galka Yurub

Dowladda Talyaaniga ayaa ku dhawaaqday inay joojisay soo saarista fiisaha dal ku galka Yurub ee loo yaqaano Schengen ee ay siin ji...

Garaad Jaamac Garaad Cali oo Somaliland uga digay weerarka ay la damacsan tahay ...

Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah Duubabka dhaqanka ayaa ka digay qorshaha duullaanka ah ee Somaliland ee ka dhanka ah Maamulk...

SBC Radio Live

Facebook Feed