Khaatumo

Hogaamiye Firdhiye oo war ka soo saaray Isbadalka ka dhacay Somaliland

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Firdhiye, ayaa ku adkaystay in isbeddelka hoggaamineed ee Somaliland aanu wax...

SSC oo war ka soo saartay shirka golaha wadatashiga qaran

Warsaxafadeed kasoo baxay maamulka ku meel gaarka ah ee SSC Khaatumo ayaa fariin loogu diray madaxda golaha wadatashiga Qaranka ee...

Garaad Jaamac Garaad Cali oo Somaliland uga digay weerarka ay la damacsan tahay ...

Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah Duubabka dhaqanka ayaa ka digay qorshaha duullaanka ah ee Somaliland ee ka dhanka ah Maamulk...

Hogaamiye Shiine kormeeray taliska qaybta Booliska Gobolka Cayn.

Hoggaamiye kuxigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil Shiine ayaa kormeeray taliska qaybta Booliska Gob...

Hogaamiye Firdhiye oo guddoomiyey shirkii golaha wasiirrada ee SSC

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo uu weheliyo hoggaamiye ku xigeenka mudane Dr Maxamed Cabd...

SSC Khaatumo oo digniin ka bixisay duulaanka ay wado Somaliland

Maamulka SSC Khaatumo ayaa digniin culus u diray Somaliland ka dib markii ay Somaliland ku dhawaaqday dagaal ay ku doonayso inay d...

Qof ku dhintay ka dib Gurmad uu u fidinayay wiil yar oo ku dhacay Boosaneer.

Wararka ka imaanaya Magaalada Laascaanood Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in uu halkaas ku dhintay mid kamid ah Kooxaha Gurmadk...

Hogaamiye Firdhiye oo kormeeray xarumaha Maamulkiisa

Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa saaka soo kormeeray Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Gudaha Maamulka SSC-Khaatumo, is...

Muxuu ku saabsanaa socdaalk uu Hogaamiyaha SSC ku tagay Jabuuti?

Hogaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) iyo xubno maamulkiisa ka tirsan, ayaa maalintii sedexdaad w...

Hogaamiye ku-xigeenka SSC oo daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee DFS

Hoggaamiye kuxigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil oo ay weheliyaan Wasiirka Waxbarashada iyo Taclii...

Hagaamiye ku-xigeenka SSC oo booqday deegaano ka tirsan SSC

Wefti uu hoggaaminayo Hoggaamiye kuxigeenka ahna ku simaha Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil Shiine oo ka ko...

Hogaamiyaha SSC oo fariin adag udiray Soomaliland

Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa Somaliland uga digay in ay dagaal kale ku qaado deegana...

SBC Radio Live

Facebook Feed