Khaatumo

Firdhiye iyo Abwaan oo loo doortay Maamulka WBS

Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka dowlad goboleedka Maamulka Waqooyi Bari oo saacadihii la soo dhaafay ka socotay magaalada ...

Cabdirisaaq Khaliif: Firdhiye waxaa dhisaysa DFS wuxuuna ka tirsan yahay xisbiga...

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo haatan musharrax u taagan xilka madaxweynaha...

Aadan Cabdullaahi Aw-xasan oo loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka WBS

Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa guddoomiye u doortay Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-xasan, kaddib markii uu ku guuley...

Liiska Xildhibaanada Waqooyi Bari oo la shaaciyay

Waxaa lagu dhawaaqay liiska Xildhibaannada Golaha Wakiillada Maamulka Waqooyi bari oo maalmihii lasoo dhaafay xulistiisa uu ku how...

Shuruudaha laga rabo Musharrixiinta dooneysa in ay kamid noqdaan Golaha Wakiilla...

Waxaa lasoo bandhigay shuruudaha laga doonayo Musharrixiinta, Beelaha leh Kuraasta iyo habraaca kale ee lagu xulayo Xildhibaanka k...

Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo lagaga dhawaaqay Laascaanood

Shirweynihii dhameystirka dowlad goboleedka SSC-Khaatumo oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa si rasmi ah uga soo gabagaboobay magaa...

Dhaqanka SSCkh oo ku kala qeybsamay shirweynihii Laascaanood

Isimmada dhaqanka ee SSC-Khaatumo ayaa isku khilaafay shirweynaha lagu dhameystirayo dhismaha Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo, iyad...

Shirkii dhammaystirka maamulka SSC KHATUMO oo maanta baaqday.

Shirkii dhammaystirka dhismaha maamulka SSC KHATUMO oo loo madlanaa inuu maanta ka furmo Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka ...

Musharixiinta SSC KHATUMO oo raaligelin u diray Sanaag iyo Haylaan

Musharixiin iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta deegaamada maamulka KHATUMO oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Laascaanood ayaa ka h...

Aadan Madoobe oo xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa ku qaabil...

Isimada SSC iyo Soomaliland oo Nabad ku baaqay

Qaar kamid ah salaadiinta ugu sarreeya ee Somaliland iyo garaadada SSC-Khaatumo oo si aan rasmi ahayn ugu kulmay xaflad caleemo-sa...

SSC ” Xiriirka DFS nagala dhaxeeyay kala tashan mayno Puntland ”

Dowlad-goboleedka SSC-Khaatumo ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga jawaabay hadal dhowaan kasoo baxay Madaxweynaha Puntland,...

SBC Radio Live

Facebook Feed