Latest News

Puntland oo si adag uga hortimid maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya

Puntland ayaa si adag uga hortimid maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya, oo ay ku midaysan yihiin gobollada Sool, Sanaag iyo ...

Puntland oo shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad.

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8...

Xukuumadda oo soo dhaweysay la wareegitaankii Balad-xaawo

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaas oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaar...

Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo lagaga dhawaaqay Laascaanood

Shirweynihii dhameystirka dowlad goboleedka SSC-Khaatumo oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa si rasmi ah uga soo gabagaboobay magaa...

Madaxweyne Deni oo qaabilay wakiilo ka socda Hay’adda IOM.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni , ayaa maanta Boosaaso ku qaabiley wefdi ka socda Hay’adda Socdaalka Adduun...

RW Xamse oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u Qaabilsan Soomaaliy...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyah...

Lafta-gareen oo Xudur ku soo dhaweeyey guddoomiye Aadan Madoobe.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Xudur ee Go...

Maxkamada Rafcaanka G. Bari oo looga yeeray Agaasime Jawle

Agaasimaha guud ee wasaaradda Maaliyadda Puntland, Axmed Jaamac Jawle oo saaka looga yeeray xarunta Maxkamadda Rafcaanka G/Bari ee...

MW Xasan Sheekh oo baaq udirey Beesha Caalamka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay Shirka Qiimaynta Horumarka Nida...

MW Deni oo Boosaaso kaga qaybgalay aaska Dr Cabdiraxmaan Dhegaweyne

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Maxamed...

Shiinaha oo digniin u diray Taiwan iyo Somaliland

Dowladda Shiinaha ayaa si kulul u cambaareeyay heshiis cusub oo dhexmaray Somaliland iyo Taiwan 24-kii bishaan Luulyo 2025, kaasoo...

DFS oo sheegtay in Khilaafkii kala dhaxeeyay dalka Itoobiya si rasmi ah lloosoo ...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii Soomaaliya iyo Itoobiya, kaasi oo ka dhash...

SBC Radio Live

Facebook Feed