Latest News

Khasaarihii ka dhashay qarixii Liid oo la shaaciyay

Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan oo goordhaw shir jaraa'id ugu qabtay warbaahinta gudaha magaalada...

Puntland oo sheegay in la qabtay nin ku eedeysan dilka mas’uul ka tirsanaa maamu...

TaliskaQeybta Booliska gobolka Bari ee Puntland  ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen nin ku eedeysan dilka Allaha u naxariis...

Ayatollah Ali Khamenei oo wacad ku maray in uu u aar-gudi doono Haniyeh

Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa Arbacadi shalay wacad ku maray, ciqaab adag iyo aar-goosi ka dhan ah Is...

Xisbullah oo xaqiijisay dilka sarkaalki ugu sarreeyay ciidamadooda

Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa Arbacadi shalay xaqiijiyay, in Fuad Shukr oo ahaa abaanduurlihi ugu sarreeyay garabkooda mi...

Golaha Shacabka oo ansixyay Hindise-sharciyeedka ilaalinta Xuquuqda Naafada

Xildhibaannada Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka ilaalinta Xuquuqda Naafada Qaran...

4 Saacadood ka horMadaxweynaha Iran oo si adag uga hadlay dilka Haniyah ee dalki...

Madaxweynaha Iran Mascuud Pezeshkian ayaa sheegay in ay Israa'iil ka shallayn doonto "dilkii fulaynimada ahaa" ee Haniyah, isaga...

RW Xamsa: “Dowladda Federaalka waxaa ka go’an in ‘AS’ Dalka laga tirtiro”.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dagaalka ka dhanka ah ‘AS’ Xoo...

Hoggaamiyahii Xamaas Ismaaciil Haniyah oo lagu dilay dalka Iiraan

Hoggaamiyahii dhaqdhaqaaqa Ururka Xamaas ee dhanka siyaasada Ismaaciil Haniyah ayaa aroornimadii hore ee saakay lagu dilay magaala...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo booqday Ciidamadamada ku sugun Deegaanka Buulo Xaaji

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad go...

Puntland oo shaacisay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa maanta oo talaado ah 30/July/2024, waxay shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ee fasalk...

RW Xamse oo tagay Magaalada Kismaayo

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaa...

Dad badan oo ku dhintay dhul go’ ka dhacay dalka Hindiya

Ugu yaraan 63 qof ayaa ku dhimatay, tiro intaasi ka badan waa la la’yahay kaddib markii dhul go’ ka dhacay Koofurta dalka Hindiya....

SBC Radio Live

Facebook Feed