Latest News

Puntland oo ku baaqday in albaabda la isugu dhufto shirka Laascaanood

Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa si kulul u cambaareeyay shirka ka socda magaalada La...

DFS oo ku dhawaaqday in ay gurmad u fidinayso shacabka gobolka Awdal

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa amar deg deg ah ku bixiyay in si dhaqso leh gurmad loogu fidiyo dadka ay ab...

Trump oo saxiixay sharci saameyn ku yeelanaya dadka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa saxiixay sharci saameyn ku yeelanaya dadka Soomaaliyeed ee lacagaha looga soo diro dalk...

Puntland oo sheegtay in aysan aqoonsanayn maamulka SSC-Khaatumo

Puntland ayaa si cad u sheegtay in aysan aqoonsanayn maamulka SSC-Khaatumo, iyadoo sheegtay in aysan jirin sharci ay ku dhisantaha...

Wasiirka gaashaandhigga oo qaabilay danjiraha Ingiriiska

Wasiirka gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku soo dhaweeyay D...

Puntland oo xal ka gaartay xiisadii ka taagnayd magaalada Dhahar

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa si buuxda u xakameeyay shaqaaqo shalay ka dhacday magaalada Dhahar, kadib markii kooxo mal...

Hirshabeelle oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah AS

Golaha Wasiiradda Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa yeeshay kulankooda caadiga ah, iyagoo ka wada hadlay dagaalka AS iyo Dardar ...

DFS oo Deni ugu baaqday in ciidamada uu Dhahar ka saaro

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku boorrisay Madaxweynaha Puntland inuu joojiyo tallaabooyinka sii hurinaya colaadda, isla mar...

Khasaare ka dhashay dagaal ka dhacay Dhahar

Magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ayaa maanta ka dhacay iska hor-imaad culus oo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo ciid...

Somaliland oo eedeyn u jeedisay Dowladda Federaalka

Maamulka Soomaaliland ayaa si kulul u cambaareeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyaga oo ku eedeeyay inay si toos ah faro-gelin...

Baarlamaanka Puntland oo Xilka Ka Qaaday Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil

Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa si rasmi ah xilka uga qaaday Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil intii lagu guda jiray...

Wasiir Biixi oo ka qeyb-galay Shirka Wasiirada Maaliyada ee Afrika

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir Guddoominaya kulanka ay yeelanayaan...

SBC Radio Live

Facebook Feed