Latest News

In ka badan hal milyan oo qof oo maanta taagan Buurta Carrafa

Ku dhowaad 2 Milyan oo ruux oo Xujay ah ayaa saakay u dareersatay Buurta Carafo si ay halkaas ugu qaataan Rukniga ugu wayn ee Xajk...

MW Xasan Sheekh oo Switzerland kaga qeyb-galay shirka nabadda iyo Ganacsiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan arr...

Kuwait: 49 qof oo ku dhintay dab ka kacay dhisme

Ugu yaraan 49 qof ayaa ku dhintay dalka Kuwait, goor dambe oo Arbacadii ah, kadib markii uu dab ka kacay dhismo ay degganaayeen sh...

Madaxweyne Qoorqoor “Waxaan soo bandhigi doona cadeymaha dadkii ka dambeey...

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Shalay galinkii dambe kulan la qaatay Odayaasha iyo Waxgaradka be...

Afhayeenkii madaxweyne Farmaajo oo ka jawaabay eedayntii wasiirka Gaashaandhigga...

Afhayeenkii hore madaxtooyada Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamed Xaashi (Duqa), ayaa beeniyay dowladda madaxweyne Farmaajo inay qors...

Xukuumadda Ruto oo soo bandhigeysa miisaaniyad ay la socoto canshuur kordhin

NAIROBI — Wasiirka maaliyadda Kenya ayaa lagu wadaa in uu Khamiista soo bandhigo miisaaniyaddii ugu ballaarneyd abid, oo uu la soc...

Golaha Wasiirada soomaliya oo ka dooday bixitaanka ciidamada ATMIS

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ...

Xog is khilaafsan oo laga bixiyay qorshaha xabbad-joojinta Gaza

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay Arbacadii in Xamaas ay soo jeedisay isbedello badan oo lagu s...

Sacuudiga oo xiray koox lagu eedeeyay iibinta kaarar been abuur ah

Ugu yaraan 14 qof oo u dhashay waddamada Hindiya, Masar, Pakistan iyo Indonesia ayaa lagu xiran boqortooyada Sacuudiga, kuwaas oo ...

Wasiirka Gaanshandhiga Soomaliya oo dhaliil u jeediyay MW Hore Farmaajo

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay xukuumaddii hore ee Soomaaliya inay gacanta ku haysay qo...

MW Xasan Sheekh muxuu kala hadlay Jaaliyada dalka Norway?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dheer u jeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalk...

RW oo sheegay in la mideeyay tababarrada kala duwan ee la siiyo ciidanka qalabka...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliyeed ay mideynayso dham...

SBC Radio Live

Facebook Feed