The issue of digital violence against women and girls is strongly increasing. Experts in law, public health and the media, aims to raise awareness of how to identify and address the risks and dangers posed by the internet. / Kusoo dhowaada dood ku saabsan ka hortagga tacaddiyada dijitaalka ah ee haweenka iyo gabdhaha. Dooddan oo aan ku martiqaadnay khubaro ku takhasusay sharci, caafimaadka maskaxda, iyo warbaahinta, waxay diiradda saaraysaa sida loo aqoonsado loona joojiyo hanjabaadaha iyo xadgudubyada ka dhaca internet-ka.
SBC is non Governmental media group (Radio, Television and Internet, SBC was established in June 2001 and its first FM Radio established in Puntland/North Eastern Somalia region.

