KAAMKA DA” IYO DANYAR AMBALAAS AY DADKU ISKU DARSADEEN OO SHAQO JOOJIYAY

Qoysas barakacayaal ah ee ku nool kaamka Da’ iyo Danyar ayaa hal doolar qofkiiba iskugu biiray si ay u iibsadaan gaari ambalaas. wuxuuna caawiyay hooyooyin fool ah, carruur iyo dadka xanuunsan. Hase yeeshee maanta wuu halesanyahay . Displaced families in Da’ iyo Danyar camp gave $1 each to buy an ambulance. It helped mothers giving birth, children, and sick people. But now it is not working .

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed