HAWEENKA TUULADA BAXNAANO EE GALBEEDKA KISMAAYO AYAA LA HALGAMAYA HELITAANKA BIYO NADIIF AH .

Haweenka tuulada Baxnaano ee galbeedka Kismaayo ayaa la halgamaya sidii ay u heli lahaayeen biyo nadiif ah, iyadoo ay sii guranayso warta kaliya ee ay ku tiirsan yihiin. Women in Baxnaano village, located west of Kismayo, are facing an ongoing struggle to access clean water, as the only well upon which they rely is gradually drying up.#waterscarcity #ClimateImpact #RuralWomen #somalia

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed