DFS oo Hogaamiye ku meel gaar ah u magacowday Koonfur-Galbeed

Dowladda Soomaaliya ayaa Hoggaamiyaha KMG ah Koofur Galbeed u magacowday Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ka dib wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaare Xamse.
Jibriil ayaa hadda ahaa Ra’iisul wasaare ku xigeenka labaad ee dalka, wuxuuna badalaya Cabdicasiis Laftagareen.
Magaalada Baydhabo hada waxaa ku sugan masuuliyiin ka tirsan dowlada Soomaliya oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaliya .

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed