Magaalada Dhimowdo waxaa saamayn xooggan ku yeeshay bacaad aasay deegaanka, waxayna hadda qarka u saaran tahay in ay gebi ahaanba duuganto. Warbixintan ayaad kaga bogan kartaa xaaladda magaaladaas oo uu isbeddelka cimiladu si weyn u saameeyay. Dhimowdo is facing severe sand encroachment and risks being completely abandoned. Climate change is having a major impact on the city and its communities.
SBC is non Governmental media group (Radio, Television and Internet, SBC was established in June 2001 and its first FM Radio established in Puntland/North Eastern Somalia region.

