Somali News

Maxaa looga hadlay shirkii golaha Wasiirada ee DFS ?

Golaha Wasiiradda ee Xukumadda Federaalka ayaa maanta shirkoodii toddobaadlaha ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyada oo uu guddoomi...

Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho oo beenisay war laga Faafiyay

Dawladda Maraykanka ayaa meesha ka saartay warar sheegaya in ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer...

Xaaskii Abu Bakar Al-Baghdadi oo dil lagu xukumay

Maxkamad ku taalla Ciraaq ayaa dil toogasho ah ku xukuntay xaaskii hoggaamiyihii kooxda Daacish ee la dilay, Abu Bakar Al-Baghdadi...

Somaliland ” Waxaan iska difaacaynaa cadow isasoo bahaystay ”

Shir aan caadi ahayn oo ay Golaha Wasiirada Somaliland yeesheen oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa laga s...

MW Axmed Madoobe oo la kulmay saraakiil Mareykan ah

Madaxweynaha Jubbaland  Axmed Madoobe ayaa Kismaayo ku qaabilay taliyaha  dowladda Maraaykanka u qaabilsan hawlgallada gaarka ah e...

Fadhigii Baarlamaanka ee maanta oo baaqday

Kulanka labaad ee Kalfadhiga Shanaad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo mudaneyaashu maanta ku ballansanaayeen...

Amniga garoonka Aadan Cadde oo shir laga yeeshay

Kulan looga hadlayay horrumarinta amniga garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho waxaa uga qeyb ...

Masoud Pezeshkian oo xaqiijiyey taageerada Xizbullah

Madaxweynaha la doortay ee Iran Masoud Pezeshkian ayaa Isniintii shalay mar kale xaqiijiyay taageerada Jamhuuriyada Islaamiga ah e...

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo soo geba-gebeeyey safarkii Eritrea

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Muqdisho kaidb booqasho laba maalmood ah oo uu k...

Muxuu ku saabsanaa socdaalk uu Hogaamiyaha SSC ku tagay Jabuuti?

Hogaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) iyo xubno maamulkiisa ka tirsan, ayaa maalintii sedexdaad w...

MW Xasan Sheekh oo gaaray dalka Eritrea.

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku tagay magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea. Madaxw...

RW Xamse oo kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Ciraaq

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la qaatay M...

SBC Radio Live

Facebook Feed