Somali News

Xaaladii ugu danbeeyay ee Marinka Gaza

Falastiiniyiinta hadba dhinac ugu barakacayo Marinka Gaza ayaa isugu tagay dhinaca xeebta, xilli ay ciidamada Isra’ul sii wadaan d...

Maxkamadda Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo dil ku xukuntay askari hore askari ka...

Maxkamadda Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable NISA, Mahad Cali Cabdi “Madaxeey” iyo Dable Bolii...

Afartan sano ka dib, Masar oo Soomaaliya gaarsiisay gargaarkii milateri ee ugu h...

Dawladda Masar ayaa Salaasadii shalay waxay Soomaaliya gaarsiisay gargaarkii milateri ee ugu horreeyey, in ka badan afartan sannad...

Soomaliland oo war ka soo saartay xiisada magaalada Ceerigaabo

Xukuumada Somaliland ayaa nabad ugu baaqday bulshada gobolka Sanaag, kadib dagaal ay 5 qof ku dhinteen oo shalay ka dhacay degmada...

Xiisad coladeed oo ka taagan Magaalada Ceerigaabo

Xiisad saameyn taban ku reebtay qoysaska deegaanka ku ah Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa ka taagan deegaanno dhowr ah,...

Dadku way bixinayaan canshuurta haddii ay dawladdu muujiso caddaalad iyo kalsoon...

Dadku way bixinayaan canshuurta haddii ay dawladdu muujiso caddaalad iyo kalsooni ay ku maareynayso canshuuraha. Xilibaan Mohamed...

Xafiiska Hanti dhowrka guud oo soo saaray warbixinta Baarista Maaliyadeed ee san...

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka, Axmed Ciise Guutaale oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay Baari...

DFS oo shaacisay Natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada kasoo baxda...

Deeq lacageed oo loo qeybiyay qoysaskii dadkoodu ku dhinteen weerarkii Liido

Guddiga gurmadka qaran ee qaraxii xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaa shalay deeq lacageed gaarsiiyay qoysaska dadkoodii ku dh...

Ruushka oo laga cabsi qabo in uu weeraro Saldhigyada Isbahaysiga NATO ee Dalka J...

Cabsi xooggan ayaa ka taagan Dalka Jarmalka gaar ahaan Saldhigyada Isbahaysiga NATO uu ku leeyahay Dalkaas maadaama Ruushka la oga...

Canshuurta cusub ee dijitaalka 5% yaa laga qaadaya .Xilibaan Ali Mahdi Mohamed

Canshuurta cusub ee dijitaalka 5% yaa laga qaadaya .Xilibaan Ali Mahdi Mohamed

Gaafoow oo loo magacaabay Lataliyaha arrimaha Ciidamada Qalabka Sida ee Madaxwey...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Sarreeye Gaas Cabdullaahi Gaafoo...

SBC Radio Live

Facebook Feed