Latest News

Puntland oo shaacisay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa maanta oo talaado ah 30/July/2024, waxay shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ee fasalk...

RW Xamse oo tagay Magaalada Kismaayo

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaa...

Dad badan oo ku dhintay dhul go’ ka dhacay dalka Hindiya

Ugu yaraan 63 qof ayaa ku dhimatay, tiro intaasi ka badan waa la la’yahay kaddib markii dhul go’ ka dhacay Koofurta dalka Hindiya....

Erdogan oo sheegay in Turkigu sii wadidoono dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Ethio...

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka wada hadlay ar...

Muxuu Lafta-Gareen kala hadlay Madaxa Hay’adda WFP?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi u...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka culimada Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah-furay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Soomaa...

Masuul ka tirsanaa Jaamacada Bariga Afrika oo Bosaso lagu dilay

Dabley hubaysan ayaa maanta magaalada Boosaaso ku dishay Allaha u naxariistee marxuum Khaalid Cali Khaalid oo ka tirsanaa macallim...

DFS oo soo bandhigtay ninkii AS u qaabilsana Maaliyadda gobolka Mudug

Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Cabaas Shiikhdoon oo ahaa Madaxii Maaliyadda AS u qaabilsanaa Gobolka Mudug isga oo maanta...

Wiil ay Haweynay Sodohdiisa ay ku dishaya Boosaso

Maxamuud Cabdi Bile Cabdi oo ahaa wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Boosaaso ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray Tooree...

Mareykanka oo war ka soo saaray doorashadii ka dhacday Puntland

Dowladda Mareykanka ayaa war ka soo saartay doorashadii ka dhacday degmooyinka Garoowe, Godob-jiiraan iyo Dangorayo ee gobolka Nug...

DFS oo soo dhaweysay meel marinta in Turkigu ciidamo u soo diro Soomaaliya

Baarlamaanka Turkiga ayaa meel mariyay qaraar ku saabsan in ciidamada qalabka sida ee Turkiga la geeyo Soomaaliya muddo labo sano ...

Muqdisho oo laga daah-furay Shirka Isku dubarridka Barnaamijka Xasilinta

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka Isku dubarridka Barnaami...

SBC Radio Live

Facebook Feed