Latest News

Kamala Haris oo si rasmi ah u noqotay musharaxa xisbiga Demuqaraadiga Mareykanka...

Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka, Kamala Haris ayaa si rasmi ah u noqotay musharaxa xisbigu Demuqaraadiga Mareykanka, iyada oo la...

Jubaland oo laga mabnuucay isticmaalka Indhashareerka

Ciidamada ammaanka ee Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay oo gubay boqollaal indho shareer ah oo ay xirnaayeen haweenka ku nool magaa...

Deni oo markii ugu horesay ka hadlay Joojinta shilin Soomaliga

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa tallaabo wanaagsan ku tilmaamay go’aankii Puntland looga joojiyay isticmaalka l...

Maxaa looga hadlay Shirka Todobaadlaha ee Degmooyinka Gobolka Banaadir?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa shir-guddoomiyay Kulanka Todobaadla...

RW Bangladesh oo iscasishay ka dibna dalka ka baxday

Raiisal wasaaraha Bangladesh Sheikh Hasina ayaa is casishay isniintii waxayna ka carartay dalkeeda, sida laga soo xigtay ilo waree...

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo ka baxsaday xabsi ku yaala Gaalkacyo

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo ku xukunaa dil iyo xabsi daa’im ayaa xalay ka baxsaday xabsiga saldhiga cirka ee waqooyiga Gaalkac...

Dowladda Mali oo xiriirka u jartay Ukraine,

Dowladda Mali ayaa ku dhawaaqday inay xiriirka diblumaasiyadeed u jartay dhiggeeda Ukraine, kadib markii saraakiil u dhalatay Uk...

Dibadbax ka dhan ah Weerarkii Liido oo ka socda Muqdisho

Xeebta Liido Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir oo Jimcihii uu ka dhacay weerar sababay in ka badan 30 ruux iyo dhaawaca dad ...

Kulan laga yeeshay amniga Magaalada Muqdisho

Kulan looga hadlay Ammaanka magaalada Muqdisho, ayaa maanta waxaa iskugu yimid hay’adaha Amniga Heer Federaal iyo maamulka gobolka...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta xabsi 6 bilood ah ku xukuntay gabadho Tikt...

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah waxay xukun ku ridday 7 dhallinyaro ah oo Tiktoore ah, kuwaasi oo midkiiba lagu...

Waddani & Kaah oo ku heshiiyay in ay dhisaan Musharrax Cabdiraxmaan Cirro

Xisbiyada Mucaaradka ah ee Waddani iyo Kaah ayaa ku heshiiyay in ay isbaheysi ku noqdaan Doorashada Somaliland ka dhacaysa bisha 1...

DFS oo sheegtay in ay sarakiil u xirtay qaraxii Liido

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la xiray Dad ay kamid yihiin Saraakiil katirsan Dowladda kuwaas laga qabo tuhun ...

SBC Radio Live

Facebook Feed