Latest News

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Shiinaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada B...

Maxay kawada hadaleen DFS iyo dowlada Turkigu ?

Wasiiradda Gaashaandhiga dalalka Turkiga iyo Soomaaliya ayaa kulan la xariiray xoojinta iskaashiga iyo difaaca amniga labada ku wa...

Golaha Wakiilada oo laalay dacwada xil ka qaadista Xildhibaan Maxamed Abiib

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa laalay dacwadii xil ka qaadista ee ka dhanka ahayd Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf. Kulan aan ...

Xildhibaan Maxamed Abiib oo Hargaysa lagu xidhay

Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa lagu xidhay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa . ...

DFS oo beenisay in hawada Soomaaliya loo gacan galinayo dal shisheeye

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa beenisay in hawada Soomaaliya loo gacan galinayo dal shisheeye, waxayna sheegtay in aa...

Farmaajo ” Waxaan ka digayaa in dal Shisheeye gacanta loo galiyo Hawada &#...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa digniin u diray dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo ku aadda...

Maxaa sababay xilka qaadista Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaq...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Cabdirishiid Maxamed Nuur Jil...

Maraakiibta isticmaala biyaha Soomaaliya oo Go’aamo lagu soo ragey

Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday awaamiir cusub oo lagusoo rogay maraakiibta isticmaala biyaha Soomaaliya, iyadoo awaamiirtan looga d...

Hogaamiye Shiine kormeeray taliska qaybta Booliska Gobolka Cayn.

Hoggaamiye kuxigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil Shiine ayaa kormeeray taliska qaybta Booliska Gob...

Ciidanka Israa’iil oo Duqayn ay ka gaysteen Magaalada Gaza ku dilay ugu yaraan 4...

Ciidamada Isaa’iil ayaa kordhiyay duqeymaha ay ka fulinayaan Magaalada Gaza, ugu yaraan 48 qof oo dhammaantood Shacab ah una badan...

Shil gaari oo ay ku geeriyoodeen Hooyo iyo wiilkeeda oo ka dhacay Garowe

Shil gaari oo khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada kantaroolka Bari ee magaalada Garoowe ayaa sababay dhimashada hooyo i...

Israa’iil oo weerar kale ku qaadday Khan Younis

Taangiyada ciidamada Israa’iil ayaa gunta magaalada Khan Younis ee koofurta Gaza gaaray Arbacadi shalay, isla markaana duqeeyay qe...

SBC Radio Live

Facebook Feed