ABAARAHA SOOMAALIYA AYAA SAAMEYN WEYN KU YEESHAY NOLOSHA BULSHADA

Abaaraha Soomaaliya ayaa saameyn weyn ku yeeshay nolosha bulshada, gaar ahaan dadka miyiga ku tiirsan, iyadoo Muqdisho maalin kasta martigeliso dad cusub oo soo barakacay sababo la xiriira abaar baabi’isay xoolahoodii iyo beerahoodii. The drought in Somalia has had a significant impact on the lives of the population, especially on people who depend on rural areas. Mogadishu hosts new displaced people every day, who have been forced to leave their homes due to a drought that has destroyed their livestock and farms.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed