Soomaalidu waxay muddo dheer hilibka geela, ariga, iyo lo’da ka dhigtay cuntooyinka ugu muhiimsan. Laakiin kalluunka, oo badda laga helo, ayaa weli ahaa cunto aan si weyn loo aqbalin, xitaa waxaa laga yaabaa in dad badan ay ka faani jirin cunistiisa. For a long time, Somalis have made camel, sheep, and cattle meat the main part of their diet. But fish, caught from the sea, has often been less acceptedand many people didn’t take pride in eating it.
SBC is non Governmental media group (Radio, Television and Internet, SBC was established in June 2001 and its first FM Radio established in Puntland/North Eastern Somalia region.

