Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Xog is khilaafsan oo laga bixiyay qorshaha xabbad-joojinta Gaza

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay Arbacadii in Xamaas ay soo jeedisay isbedello badan oo lagu sameeyo hidisaha xabbad-joojinta ee uu Mareykanku taageeray, waxaana uu sheegay in qaarkood aan la dhaqangelin karin, laakiin dhexdhexaadiyayaashu ay goโ€™aansadeen inay sii wadaan hirgelinta xabbad-joojin ka hirgasha Gaza.

Sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas oo la yiraahdo Osama Hamdan ayaa beeniyay in dhaqdhaqaaqa Falastiiniyiinta ee Xamaas ay soo bandhigeen fikrado cusub, Isagoo la hadlayay TV-ga Al-Carabi, waxaana uu ku celiyay mowqifka Xamaas ee ah in Israaโ€™iil ay tahay midda diidan soo jeedinta, wuxuuna ku eedeeyay maamulka Mareykanka inuu la heshiiyay waxa uu ugu yeeray saaxiibka dhow.

La-taliyaha Amniga Qaranka ee Aqalka Cad Jake Sullivan ayaa sheegay in qaar badan oo ka mid ah isbeddellada ay Hamas soo jeedisay ay ahaayeen kuwo yar โ€œoo aan la filaynโ€ halka kuwa kalena ay si weyn uga duwan yihiin waxa lagu qeexay qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee Isniintii lagu taageeray qorshaha uu soo bandhigay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden.

Sullivan ayaa suxufiyiinta u sheegay in Hadafka Mareykanku uu yahay in geeddi-socodkan la soo gunaanadno, isla markaana uu dhammado wakhtiga gorgortanka.

Xamaas waxa ay sidoo kale doonaysaa in dammaanad qoraal ah ee qorshaha xabbad joojinta ay ka hesho Maraykanka ,sida ay wakaaladda wararka ee Reuters ay u sheegeen laba ka mid ah hayโ€™adaha ammaanka Masar.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed