Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Trump: Turkiga ayaa hayn doona furaha Suuriya

Madaxweynaha la-doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii sheegay in Turkiga โ€œuu hayn doono furahaโ€ waxa ka dhacaya Suuriya, halkaasi oo mucaaradka ay taageerto Ankara ay horaantii bishan xukunka ka tuureen dowladdii Bashar al-Assad.

Isaga oo markii ugu horreeyay ka hadlay sida uu u arko doorka dalka ay yihiin xulafada NATO ee colaadda Suuriya, Trump ayaa ammaanay wax uu ku tilmaamay โ€œawoodda militari ee weyn,โ€ ee aan โ€œku daalin dagaalkaโ€ ee Turkey.

Ayada oo taageeraysa fallaagada, โ€œTurkey waxay sameysay afgambi aan saaxiibnimo aheyn, ayada oo aan nolosha dad badan la lumin,โ€ ayuu Trump ku sheegay shir jaraaโ€™id oo uu ku qabtay gurigiisa oo ku yaalla Palm Beach, Florida.

โ€œHadda, Suuriya waxaa ka jira wax badan oo hubanti laโ€™aan ah ama aan la ogeynโ€ฆWaxaan filayaa in Turkigu uu hayn doono furaha Suuriya,โ€ ayuu yiri Trump.

Turkey oo gacanta ku haysa dhul badan oo ku yaalla waqooyiga Suuriya ka dib markii dhowr jeer ay soohdinta ka weerareen maleeshiyaadka Kurdiyiinta Suuriya ee YPG, ayaa taageero weyn u ahaa kooxaha mucaaradka ee doonayey inay xukunka ka tuuraan Bashaar Al-Asad oo ay taageerayeen Iran iyo Ruushka tan iyo markii uu qarxay dagaalka sokeeye 2011-kii.

Tan iyo markii xukunka laga tuuray Bashaar Al-Asad, Washington iyo Ankara waxay yeesheen wadahadallo ku saabsan sidii looga hortagi lahaa dib u curashada kooxda Daacish ee Suuriya. Washington ayaa illaa 900 oo askari ku haysa bariga Suuriya si ay isaga difaacdo mintidiinta.

Mar la weydiiyay waxa uu ka yeeli doono ciidamadaas, Trump ayaa ka gaabsaday, waxa uuna taa beddelkeeda uu farta ku fiiqay awoodda ciidamada Turkiga, isaga oo muujiyay xiriirka uu la leeyahay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan.

โ€œErdogan waa qof aan si wanaagsan isu fahannoโ€ฆWuxuu dhisay ciidan aad u xoog badan,โ€ ayuu yiri Trump.

Isaga oo u muuqda in uu ka hadlayo taariikhdii Cusmaaniyiinta Turkiga, oo ay ku jirtay gacan ku hayntii Suuriya, Trump waxa uu intaas ku daray: โ€œWaxay doonayeen kumannaan sano, wayna heleen, kuwa galayna [Suuriya] waxaa gacanta ku haya Turkiga, taasina waa caadi.โ€

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed