Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Sadax dal oo ku dhawaaqay in dowlad u aqoonsanayaan Falastiin

Wadamada Ireland, Spain iyo Norway oo ka mid ah dalalka qaaradda Yurub ayaa Maanta oo Arbaco ah ku dhawaaqay iney dowlad u aqoonsanayaan Falastiin laga bilaabo 28-ka bishaan May ee sanadkaan 2024.

Sadaxdaan dowladood ayaa sidoo kale sheegay iney ka rajeynayaan dalalka kale ee reer Galbeedka iney ku dayan doonaan oo ay Falastiin u aqoonsan doonaan dowladd, waxaana goโ€™aankaan kasoo yeeray sadaxdan dowladood uu sababay in Israaโ€™iil ay u yeerato safiiradeeda dalalka Ireland, Spain iyo Norway.

Raysal wasaaraha dalka Spain Pedro Sanchez oo ka hadlay aqoonsiga dowladdiisa ee Falastiin ayaa sheegay in talaabadan looga gol leeyahay in lagu dardargeliyo dadaalada lagu xaqiijinayo xabad joojin laga gaaro dagaalka Israaโ€™iil ay kula jirto Xamas ee Gaza.

โ€œWaxaan rajaynaynaa in aqoonsigeena iyo sababaheena ay ka qayb qaataan in dalalka kale ee reer galbeedku ay wadadaas raacaan, sababtoo ah kullamaa aan badanno, waxaa sii kordhaysa awoodda aan u yeelaneyno in aan xabad joojin sameyno, si loo sii daayo la haystayaasha Xamas, si dib loogu billaabo hanaanka siyaasadeed ee horseedi kara heshiis nabadeedโ€ ayuu ku yiri khudbad uu ka jeediyay Aqalka hoose ee dalkaas.

Sadaxdaan dal ayaa ayaa muddo bilo ah ololo ka dhex waday wadamo ay ka mid yihiin Faransiiska, Portugal, Belgium iyo Slovenia, si ay taageero ugu helaan aqoonsiga Falastiin.

โ€œMaanta, Ireland, Norway, iyo Spain waxay ku dhawaaqayaan inaan aqoonsannahay Dowladda Falastiin. Mid kasta oo naga mid ah hadda wuxuu qaadi doonaa tallaabo kasta oo qaran oo lagama maarmaan u ah si loo dhaqan geliyo goโ€™aankaasโ€ ayuu yiri Raysal wasaaraha Irelanad Simon Harris.

Raysal wasaaraha dalka Norway Jonas Gahr Store ayaa sheegay in habka kaliya ee lagu heli karo xal siyaasadeed dhexmara Israaโ€™iili iyo Falastiin inay tahay iney noqdaan laba dal oo isku dhinac yaala oo ku wada nool nabad iyo amni.

Ugu dambeyntii talaabada ay qaadeen dowladaha Ireland, Spain iyo Norway ayaa imaanaya, iyadoo howlgalada Israโ€™iil ay ka fulisay magaalada Gaza ay ku dhinteen in ka badan 35,000 qof oo Falastiiniyiin ah, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Falastiin.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed