Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Itoobiya ” MW Xasn Sheekh isaga diiday in goob amaan ah la dajiyo ”

Dowladda Itoobiya ayaa iska fogeysay eedeymo dowladda Soomaaliya ay usoo jeedisay oo ahaa in ay carqalad ku sameysay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh xilli uu doonayay inuu ka qeyb galo shirka Midowga Afrika.

War saxaafadeed ay soo saartay Itoobiya ayaa waxay ku adkeysatay inay si wanaagsan u soo dhaweysay  madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa.

Itoobiya ayaa sheegtay inay madaxweynaha iyo waftigiisa ay diideen in la dejiyo goob ammaankeeda loo xilsaaray koox gaar ah.

“Weftiga Soomaaliya waxay diideen shaqaalihii loo xilsaaray amnigooda, waxaa intaa dheer in wafdiga Soomaaliya ay isku dayeen inay dhismaha AUC la galaan hub kaas oo ay xidheen ilaalada AUC. Itoobiya waa ka go’an tahay inay xiriir saaxiibtinimo la yeelato deriskeeda,” ayaa lagu yiri qoraalka Itoobiya.

Warbixin dheer oo ay soo saartay Dowladda Soomaaliya ayay ku eedeysay Itoobiya inay hab-maamuuska dublamaasiyadda ku xad gudubtay. Dowladda Soomaaliya waxay dalbatay in baaritaan madax bannaan lagu sameeyo wixii dhacay intii uu socday shirkii Addis Ababa.

“Marka la eego in Itoobiya ay martigeliso xarunta Midowga Afrika, hoggaankeeda iyo dawladdeeda waa in ay ula dhaqmaan Afrika oo dhan si siman. Martigelinta Midowga Afrika waxay sharaf iyo karaamo u tahay Itoobiya; si kastaba ha ahaatee, haddii ay dawladdeeda ku guuldareysato in la ilaaliyo sharafta iyo mas’uuliyaddan, waxaa laga yaabaa inay lagama maarmaan u tahay Midowga Afrika inay dib u qiimeeyaan goobta xarunteedu tahay.”ayay tiri Soomaaliya.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed