Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Dalalka Yurub oo ku baaqay in la joojiyo xasuuqa Qaza

Jarmalka, Faransiiska iyo Britian ayaa Isniintii ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Qaza, xilli ay Israaโ€™iil isu diyaarinayso inay qaaddo weerar kale oo ballaadhan.

Qoraal ay soo saareen hoggaamiyayaasha Yurub ayay ku sheegeen โ€œin dagaalka haatan la joojiyo, isla markaana in la sii daayo la haystayaasha gacanta ugu jira Xamaasโ€. Waxay intaas ku dareen โ€œin shacabka reer Qaza inay u baahan yihiin in la gaadhsiiyo gargaar degdeg ahโ€.

Qoraalkan waxaa si wadajira u saxeexay madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron, Hoggaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz iyo Raโ€™iisal wasaaraha Britian Keir Starmer.

Saddexdan dal ayaa taageeray qorshaha dhexdhexaadinta ee ay wadaan Maraykanka, Qatar iyo Masar, kaas oo la doonayo in lagu soo afjaro dagaalka muddada 10-ka bilood ah socda, ee u dhexeeya Israaiil iyo Xamaas.

Hindisahan ayay ka mid tahay in la is dhaafsado maxaabiista gacanta ugu jira Xamaas iyo Falastiiniyiinta ku jira xabsiyada Israaโ€™iil, iyo in ciidamada Israaโ€™iil ay gebi ahaanba ka baxaan marinka Qaza.

Sidoo kale waxay ugu baaqeen Iran iyo taagerayaasheeda gobolku inay is xakameeyaan oo ay ka fogaadaan inay weerar aargoosi ah ku qaadaan Israaโ€™iil, iyaga oo ka aargudanaya dilkii taliyaha Xisbullah iyo hoggaamiyihii Xamaas ee lagu dilay Tehran.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed