Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Ciidanka Israaiil oo Dhimasho & dhaawac ka gaystay xerada Qaxootiga ee Nur Shams

Ciidanka Israaiil ayaa sii kordhiyay beegsiga ka dhanka ah Dadka ku sugan Xerada Qaxootiga ee Nur Shams ee ku taal daanka-galbeed waxaana la diiwaangeliyay geerida ugu yaraan 7 ruux oo rayid ah iyo dhaawaca ku dhowaan 10 qof.

Yuhuudda ayaa Dadka ay bartilmaameedsadeen waxa ay isugu jiraan Haween iyo Carruur kuwaas oo qaarkood dhaawac darran uu kasoo gaaray weerarka ay ku qaadeen xeradaan oo gabbaad u ah Rayid aad u badan oo maciin biday.

Dadkaan ayaa markii hore ku jiray goโ€™doon cunno, dawo laโ€™aan ah waxaana intaas u sii dheer in uu gabaabsi noqday biyaha maadaama shidaalka ay xadideen ciidanka Yuhuudda sidaasina loo waayay matoorada biyaha soo jiida.

Tacadiga ay gaysaayaan ciidanka Yuhuudda ee ka dhanka ah Dadka rayidka ah ee Falastiin ayaa sii kordhaya maalinba maalinta ka dambaysa waxaana marqaati aamusan ka noqday Qaramada Midoobay iyo Hayโ€™adaha sheegta in ay u doodaan xuquuqda aadanaha.

Waxaa Yuhuudda diiwaanka u galay weerarkii ay ku beegsadeen goobaha caafimaadka, waxbarashada, qaxootiga & meel weliba oo gabbaad u noqon karta Shacabka Dulman ee Falastiin si ay naftooda uga badbaadsadaan duqaynta iyo rasaasta Israaiil adeegsanayso.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed