Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Biden oo Aqalka Cad ku qaabilay hogaamiyaha Ingiriiska

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Jimcihi shalay Aqalka Cad kula kulmay Raโ€™isulwasaaraha Britain Keir Starmer, iyaga oo laba hoggaamiye ka wada hadlay taageerada ay u hayaan Ukraine iyo Israel iyo ammaanka mandiqadda la isku yiraahdo Indo-Pacific.

Biden ayaa u sheegay Starmer in Mareykanka ay ka goโ€™antahay in uu Ingiriiska ku garab istaago taageeridda Ukraine si ay isaga difaacaan buu yiri duullaanka gardarrada ah ee Ruushka. Biden ayaa intaasi raaciyay โ€œWay caddahay in Putin aanu ku guulaysan doonin dagaalkanโ€.

Kulankan ayaa imanaya xilli xulafada reer Galbeedka ay ka fakarayaan sidi ay u baddali lahaayeen siyaasaddooda ku aadan taageerada Ukraine, isla markaana doonaya in Ukraine ay u ogolaadaan in ay dagaalka ay kula jirto Ruushka u adeegsato gantaallada riddada dheer ee ay ugu deeqeen dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska.

Madaxda Mareykanka iyo Britain ayaa sidoo kale ka wada xaajooday rajada laga qabo xabbad-joojin laga gaaro dagaalka Gaza ee Israโ€™il iyo Xamaas.

Madaxweyne Biden ayaa billowgi kulanka ka dhacay Aqalka Cad ka sheegay, in ay ka hadli doonaan dadaallada lagu rabo in laga miro dhaliyo heshiiska xabbad-joojinta, si buu yiri loo soo daayo la heystayaasha ila markaana loo gaaro xabbad-joojin deg deg ah, taasoo ay raaci doonto buu yiri gargaar baniโ€™aadannimo oo la geyn doono Gaza.

Kulanki Jimcihi ayaa ahaa kii labaad oo ay si fool-ka-fool ah u yeeshaan Biden iyo Starmer, tan iyo inti uu xafiiska looga taliyo Britain tagay raโ€™isulwasaaraha cusub bishi July.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed