Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay qaraar ka hortagaya in ay Somaliland hesho Aqoonsi

Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay Muqdisho, kaas oo uu hor tegay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa lagu ansixiyay qaraar diidaya in aqoonsi la siiyo Somaliland, iyadoo tallaabadaasi lagu tilmaamay mid ka dhan ah midnimada iyo madaxbannaanida dalka.

Qaraarka waxaa oggolaaday 168 Xildhibaan, halka 2 kale ay diideen.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed