BBC SOMALI
VOA SOMALI
SOMALI LINKS
-
Shimbir Basaas ah oo la qabtey oo muran diblumaasi ka dhex dhaliyey 2 dawladood
May 17, 2012
Dawladaha aduunka ayaa tartan iyo hardan xoogan waxay ugu jiraan sidii midba uu ku heli lahaa macluumaadka iyo sirta dhinacyada military-ga, dhaqaalaha, siyaasa
-
Nin dhintey oo aaskiisii lagu hawlanaa oo daqiiqado ka dib soo naaxay (Kala carar)
May 17, 2012
Kala carar iyo kabaha ha iga goyn ayaa ka dhacdey goob murugo iyo tacsi loo joogay ka dib markii nin dhintey oo la diyaarinayey qabrigiisii uu soo baraarugay, t
-
Casrigii ugu dambeeyey:TV kula hadlaya kuna daawanaya adigoo daawanaya
May 16, 2012
Horumarka dhanka technology-da dunidu ku talaabsanayso waagii baryaba ayaa haatan figtii ugu horeysay maraya iyadoo ay sii kordhayaan sancada dhanka qalabka ele
-
Dal dadkiisu 90% Muslimiin yihiin oo Xijaabada & Niqaabka qarsoodi lagu iibiniyo
May 15, 2012
Jamhuuriyada Uzbekistan oo horey uga mid aheyd midowgii Soofiyeeti ee burburay kuna yaal bartamaha Qaarada Aasiya dadkiisuna yihiin 90% Muslim ayaa waxaa laga s
-
Al-Qaacida oo hindistey farsamo bam tii ugu yaabka badneyd oo diyaaradaha ka dhan ah
May 9, 2012
Laanta sirdoonka Mareykanka ee magaceeda loo soo gaabiyo CIA ayaa daboolka ka qaaday inay fashilisay hindise cusub oo farsamo oo ku aadan bambooyinka loo adee
-
88 sano jir shahaado Jaamacadeed ku guuleystey ka 12 sano oo waxbarasho ah
May 4, 2012
88 sano jir u dhashay wadanka Thailand ayaa loo aqoonsadey ardeygii ugu da’da weynaa ee shahaado jaamaceed ku guuleysta ka dib markii dhawaan uu gudoomay shah
-
103 jir u dhashay Ugandha oo 158 caruur ah dhaley, 20 haween ah guursadey
May 1, 2012
Jack Kigongo uu u dhashay wadanka Ugandha ayaa loo aqoonsadey ninkii Aabaha ama awowga u ahaa qoyska ugu balaaran ee dalkaasi kuwaasi oo tiro ahaan gaaraya 500
-
Nin beeraley ah oo hal mar aroosey laba haween oo ay ilmo adeer yihiin (SAWIRO)
April 28, 2012
Nin u dhashay dalka Ciraaq oo lagu magacaabo Abdul Rahman Nayef al-Obeidi, oo 22 sano jir ah ayaa sameeyey mid ka mid ah sheekooyinkii ugu xiisaha badnaa oo ay
-
Baarlamanka Masar oo lagu in uu ka doodo sharci yaab & amakaag xambaarsan
April 27, 2012
Telefishinka Al-Carabiya ee fadhigiisu yahay magaalada Dubai ee dalka Isu taga Imaaraadka Carabta ayaa faafiyey war la yaab leh oo ku saleysan fatwo ka soo baxd
-
Xaasaskii & caruurtii Osama Bin Ladin oo laga masaafuriyey Pakistan (SAWIRO)
April 27, 2012
Sadexdii xaas ee uu ka geeriyooday hogaamiyihii Ururka Al-Qaacida Osama Bin Ladin iyo sideed caruur ah oo uu dhaley & hal mid uu awoowe uu ahaa ayaa saa
-
QARACAN & NAXDIN (Qof nolasha lagu aasay isagoo waliba Ashahaadanaya) VIDEO
April 26, 2012
Mid ka mid ah falalkii ugu naxdinta badnaa uguna naxariis darnaa uguna bini’aadamtinimo liitay oo Islaamnimada ka baxsan ayaa dhawaan ka dhacay dalka Siiriya
-
Xilldhibaan fadhigii Baarlamanka ku yimid dameer isagoo cabasho ula jeeda (SAWIRO)
April 26, 2012
Mudane ka tirsan baarlamanka Jamhuuriyada waqooyiga Qurbus (Cyprus) qabta hoos timaada Turkiga ayaa ku dhaqaaqay fal cabasho ah kii ugu horeeyey oo si aad ah lo
-
Haweenay 78 jir ah oo haysata horyaalka toogashada (sharpshooter) dunida+SAWIRO
April 23, 2012
Da’ada 78 jir dadka gabowga ah waxay miciin bidaan ulo ku tukibid, darbi cuskasho, xirasho indho gashi (Ookayaale), ama inay gacan ka qabasho ka helaan awlaad
-
Gaadiid dunida gees ka gees lix saacadood la isaga safrayo oo la hindisay+VIDEO
April 20, 2012
Horumarka dhanka Technology-da dunidu ku talaabsanayo ayaa maalinba maalinta ka dambeysa wuxuu la soo baxayaa wayxaabo yaab iyo mucjiso xambaarsan kuwaasi oo aa
-
Siyaasiyiinta mayalka adag ee Jarmalka oo ku baaqay in la joojiyo daabacada Qur’aanka
April 16, 2012
Siyaasiyiinta wadanka Jarmalka gaar ahaan kuwa xagjirka ah ayaa ugu baaqay laamaha amaanka dalkaasi inay talaabo ka qaadaan kooxaha Muslimiinta ee magaalooyinka
-
VIDEO:Xaasaskii & caruurtii Bin Ladin oo markii ugu horeysay saxaafada la tusay
April 11, 2012
Warbaahinta ayaa markii ugu horeysay waxay fursad u hashay inay booqdaan halka ay ku nool yihiin qoyskii hogaamiyihii Al-Qaacida Osama Bin Ladin ee bishii May e
-
Iska horimaad dhexmarey Dhurwaayo horor ah & Maroodi difaaciyey ilmihiisa+SAWIRO
March 29, 2012
Iska horimaad loo adeegsadey xeelad kasta oo weerar iyo isdifaacid ah ayaa dhexmarey raxan Dhurwaayo ah (Waraabayaal) iyo Maroodi difaacayey ilmo yar oo uu dhal
-
Hindiya dadka mobile-da haysta ayaa ka fara badan kuwa haysta nadaafad aasaasi ah
March 29, 2012
Wadanka Hindiya wuxuu ka mid yahay wadamada dunida ugu faqiirsan iyadoo sidoo kale ay hooseyso arimaha la xiriira nadaafada aasaasiga ah, waxaana meelaha qaar i
-
Tanina ma magaca xoriyaddaa:Nin naftiisa dab qabadsiiyey (SAWIRO)
March 27, 2012
26 jir u dhashay gobolka Tibet ee qabiilka Tibetan degaan ee dalka Shiinaha ayaa naftiisa u haligay aaminsanaanta uu aaminsan yahay in dadka Tibetan ay ka helaa
-
NATO oo gashay heegan ka dib xasuuqii Kandahar ka dhacay Warbixin+Sawiro
March 13, 2012
Ciidamada NATO ee uu horkacayo Mareykanka ee ku sugan wadanka Afgaanistaan ayaa galay heegankii ugu sareeyey isla markaana ay soo wajahday xaalad feejignaan ah
NEWS IN ENGLISH
WARARKII
-
Burcad badeeda Soomaalida oo hanjabaadii ugu cusleyd jeediyey ka dib weerarkii….May 17, 2012
-
Faahfaahin ka soo baxaysa & sawiro weerar xaga cirka ah oo ka dhacay xeebaha MudugMay 17, 2012
-
Shimbir Basaas ah oo la qabtey oo muran diblumaasi ka dhex dhaliyey 2 dawladoodMay 17, 2012
-
Nin dhintey oo aaskiisii lagu hawlanaa oo daqiiqado ka dib soo naaxay (Kala carar)May 17, 2012
-
Casrigii ugu dambeeyey:TV kula hadlaya kuna daawanaya adigoo daawanayaMay 16, 2012
-
MUCJISO RABBI: Ilmo ku dhashay isagoo Kibaabka Qur’aanka gacan ku haysta(Video)May 16, 2012
-
Baarlamanka Galmudug oo shaaciyay xiliga u Harsan Madaxweynaha Maamulkaas.May 16, 2012
-
VIDEO: Daawo Sh.Shariif oo xarunta QM saxaafada kula hadley ka dib kulankii…May 16, 2012
-
MAQAL:Sababta Issimada Puntland uga soo baxeen shirka Magaalada MuqdishoMay 16, 2012
-
Weerar hubaysan oo khasaare naf geystey oo caawa ka dhacay magaalada MombasaMay 15, 2012