Xiriirka kubadda cagta Puntland iyo Wasaaradda shaqada Shaqaalaha dhlainyarada iyo ciyaaraha Puntland ayaa kamid ahaanshaha kooxaha heerka koowaad ee Puntland ka saaray Comsed,Homboro iyo Somtel.

Masuuliyiinta xiriirka kubadda cagta Puntland oo maantay shir saxaafadeed ku qabtay ayaa ku sababeeyey saaritaanka kooxaan inay ka danbaysay kadib markii ay sheegeen inay ka bexeen koobkii horyaalka Puntland.

Daawo Warbixin

Halkaan ka akhriso warsaxaafadeedka xiirirka.