Qaar Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiiladda Ee Dowladda Puntland Ayaa Xiligan Dhilaalay Xaaladda Dhabta Ah Ee Ka Jidha Goboladda iyo Dagmooyinka Dalka iyo Xaaladaha Amni, Dhaqaale iyo Siyaasadeed Ee Jirta.

Qoraal Ay Soo Saareen Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Ayeey Gudoonka Baarlamanka Oga Codsadeen in Ay Isugu Yimadaan Fadhi Deg Deg Ah Oo Looga Arinsanayo Xaalada Dalka.

Hoos ka Akhri Qoraalka ay soo saareen.

Gollaha wakiiladdaGollaha wakiiladda.1