Guriga shacabka ee magaalada Muqdisho xarunta dalka ayaa waxaa ka socota Doorasho ay soo qaban qaabiyeen xildhibaanadii xilka ka qaaday Gudoomiyaha baarlamanka Shariif Xasan Sh Aadan .

 

Xildhibaanada ayaa ku guda jira doorasho ay ku dooranayaan gudoomiye Cusub, iyagoona ay halkaasi ku sugan yihiin in ka badan 5 xildhibaan oo iyagu isku soo sharaxay xilka gudoomiyaha cusub.

 

Wararkii ku soo kordha waxaan idin kugu soo gudbin doonnaa wararkayaga dambe, waxaana iminka ku dhow gaba gabo kulanka xilkdhibaanadaas.