Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Puntland oo lagu Dilay degmada Baargaal

Wararka ku soo dacaya Xafiiska Wararka ee SBC Internatioanl ayaa sheegaya in goor dhow lagu dilay Deeganka Baargaal ee gobolka Bari Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamanka Puntland, waxaana xildhibaanka lagu magacaabaa Bile Maxamuud Yuusuf.

Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in xildhibaanka uu saaka u amba baxay deegaankaasi oo uu deegaan ahaan ka soo jeedo, iminkana la soo sheegay in la dilay sida ay noo xaqiijiyeen Eheleadiisa.

Lama yaqaan cida Xildhibaanka dishay iyo sababaha loo dilay maadaama aan weli laheyn wax faah faahin ah oo ku aadan dilka Xildhibanka.

SBC News Desk

Daalacatey :879

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print