Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka KMG Soomaaliya ayaa khubad uu ka jeediyey magaalada Muqdisho uuna kaga hadley khilaafka rigaadiyey dawlada, isqabqabsiga & jid iyo jiho la’aanta ka taagan dawlada KMG Soomaaliya wuxuu si caro leh cay ba’an hawada u mariyey Madaxweynaha, Gudoomiyaha Baarlamanka, wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga & Ciidamada Ugandha.

Cismaan Xasan Cali (Caato) oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii hore haatanna xildhibaan ka ah baarlamanka tirada badan ee Soomaaliya wuxuu si ba’an oo aad u kulul cay iyo aflagaado xoogan u jneediyey madaxda sar sar ee dawlada.(Player-ka hoose ka dhageyso cayda Cismaan Caato) httpCismaan Caato oo caytama

Axmed Aar
SBC Muqdisho