Xawaalada Dahabshiil oo Deeq Xoola ah Ugu Deeqday Bukaanka ku jira isbitalk​a Garowe

Deeqadan shirkada dahabshiil ay gaarsiisay dadka bukaan ah eek u jira isbitalka guud eegarawe waxa ahayd sodon neef oo ari ah oo sheegen in ay ugu talagaleen sidii ayugu afurinlahaayeen dadka bukaan jiifka ah ee ku jira ispitalka guud ee garowe waxaana ay ku tilmaameen in uu qayb ka yahayyahay deeq shirkadu guud ahaan ka bixinaysa gobolada somaliya oo ay kuafurinayso dadka xanuunsan eek u jira isbitaalada.

Ujeedka deeqdan ay maanta ubixiyeen maamulka shirkada Dahabshiil ayaa waxay ku sheegeen in ay tahay mid ayugu talagalleen bukaanada jiifa cisbitaalka magaalada Garoowe fadliga bishabarekysan ee ramadaan awgeed..

Maamulaha shirkadaasiqeybteeda magaalada Garowe CabdulaahiSallaad Cali oo war fidiyeenka kula hadlayay xarunta cisbitalka aya wxaa uusheegay in deeqdan ay tahay mid qeyb ka ah deeqo caynkaan oo kale ah oo guudahaan xaruumha dalka soomaalia ay shirkada dahabshiil ugu talagashay in aysiiso dadka liita ee kaalmooyinka u baahan.

Agaasimaha guud ee cisbitaalkaguud magaalada Garoowe Maxamed Jaamac Xirsiayaa isna dhankiisa ka mahad celiyay deeqdan ay shirkada Dahabshiil ugu talagashay bukaanada cisbitalka jiifa.

Agaasiamaha guud Maxamed Jaamac Xirsi ayaa intaa ku daray inayasan ahayan deeqdii ugu harayasay ayan ka gudoomeen deeqadaan ayan sidashirkada ugu tala gashay ay u maamuli doonaan.

Cisbataal guud ee magaaladaGaroowe ayaa ah cisabatal ay jifaan dad badan oo xanuun kala gadisan qaba ayjifaan kuawsoo deeqadaan ay maanta shirkada Dahabshiil ay garsiiyeen ay noqandoonto mid wax tarta dadka jiif cisbataalka Guud ee magaalada Garoowe,

Deeqdaan Ariga ah ee ShirkadaXawaalada Dahabshiil ay manta Gaar siisay Bukaanada Ku jira CisbitaalkaMagaalada Garowe ayaa Waxaa ay Deeqdaasi ku soo Beegmaysaa Xili Lagu Gudo jiroBisha Barakaysan ee Ramadaan Tasi oo ah Bil fadligeeda Owgeed ay UmadaMuslimiinta ah Ay Iskugu Gar gaaraan.

Sawiro



Cabdi Caziiz Ibraahim Axmed (Okey)
SBC International Garoowe 

Daalacatey :486

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print